Halkan ka Ogow Go’aannada doorashada ee Golaha Shacabka ansixiyay balse shaqeyn waayay

Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa la filayaa in beri uu hortago Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya, oo uu kala hadli doono muddo kordhintii bartamihii bishan ee labada sano ahayd. Madaxweynaha oo hadal u jeediyay shacabka, 28-kii bishan Abriil, wuxuu sheegay in Golaha Shacabka uu kula noqonayo arrinta, ka dib khilaaf iyo rabshado ka dhacay Muqdisho … Continue reading Halkan ka Ogow Go’aannada doorashada ee Golaha Shacabka ansixiyay balse shaqeyn waayay